Nin la tuhmayo in uu Sirdoon u ahaa Al Shabaab oo xabsi la dhigay

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin oday ah oo la tuhmayo in uu Sirdoon u ahaa Al Shabaab, waxaana ninkan lagu xiray magaalada Mandheera ee kutaala xadka Soomaaliya iyo Kenya. Backstone Agaro, oo 53 jir ah ayaa ciidamada booliiska dalka Kenya qabteen xili uu kasoo dagay gaari bas ah uu Mandheera ku … Continue reading Nin la tuhmayo in uu Sirdoon u ahaa Al Shabaab oo xabsi la dhigay